Thursday, 4 August 2022

Maxaa ka taqaanah taariikhda Robert Lewandowski part one ??

 


Robert Lewandowski waxaa loo arkaa mid ka mid ah weeraryahanadii ugu fiicnaa abid, iyo sidoo kale mid ka mid ah ciyaartoyda ugu guulaha badan taariikhda Bundesliga.  Waxa uu u dhaliyay in ka badan 600 gool inta uu u ciyaarayay  naadi iyo qaranba.

Waxa uu dhashtay Taariikhdu marka ay ehed 21 Ogosto 1988 (da'da 33)

Waxa uuna ku dhashtay magalada Warsaw,ee dalka Poland



Ka dib markii uu noqday gooldhaliyaha ugu sareeya heerarka seddexaad iyo labaad ee kubada cagta dalka Polish isagoo u ciyaarayay Znicz Pruszków, Lewandowski wuxuu u dhaqaaqay oona ku biiray koox ka dheesha heerka sare ee la dhaho Lech Poznań, isagoo ka caawiyay kooxda inay ku guuleysato 2009–10 Horyaalka.  Sannadkii 2010, waxa uu u wareegay Borussia Dortmund, 

Waxa intaaz ku eg xalqadii 1aad ee taarikhda ciyaarhanka Lewandowski


Labels:

0 Comments:

Post a Comment

Subscribe to Post Comments [Atom]

<< Home