Monday, 15 August 2022

Barcelona oo diraysa labo weraryahay si ay u hesho Barnando silva?

 



🚨🎖️|  Barca ayaa qarka u saaran inay Bernardo Silva toddobaadyada soo socda la wareegto, waxaana laga yaabaa inay kula soo wareegto € 60M + gunoyin.

🚨🎖|  Ilaha wareedyada ku dhow Manchester City ayaa sheegaya inay ku iibin doonaan Bernardo Silva kaliya 100 milyan oo Yuuro.

  [@ferrancorreas] 



Barcelona ayaa doonayza inay iibiso Memphis & Aubameyang si ay uzo gatan Barnandp Silva.

 


Barcelona ayaa doonaysa in ay bixiso wax ka yar 10 milyan oo euro si ay u hesho Thomas Meunier kaas oo ah bartilmaameedka ugu sareeya ee daafaca midig.

 - @sport 



🎖️|  Miralem Pjanic ayaa ah dooqa ugu macquulsan ee ku soo bilaaban kara khadka dhexe kulanka Real Sociedad xilli uu maqan yahay Busquets.  Kessie sidoo kale waa dookh kale oo booskaas ka dheeli kara.  [@RogerTorello] 






Labels:

Sunday, 14 August 2022

Falaqeenta kulankii Xalay

Bismillaah waa malin axad ah taarikhdu ay ku beegan tahay 14/8/2022


 Barcelona ayaa ku furatay xili ciyaaredkan niyadd jab iyaga oo Bareejo la galay kooxda Rayo,In kastoo ay kooxdu soo bandhigtay Kubad fiican lakin lama oran karo wa tii ugu fiicaned ay soo bandhigi lahayd.




Xavi ayaa galay qaladadki ugu horeyay kulankizi ugu horeyay ee xili ciyaaredka

Xavi ayaa ka soo tagay N.2 dest, sido kalana ku aamini waayay N.2 Roperto, Xavi qaladkii ugu wayna uu ciyaarta ka galay ayaa ahaa in uu De jong Bench galiyo taas oo kooxda ka dhigtay mid aanba wax fursad ah abuuri karin.

Barcelona ayaa baraarugtay waxayna ogaatay in De jong la,aantiz aysan meel gaari karin




Ciyaaryahandii qaab ciyaaredka xun so bandhigay kulanki xalay?

1=Gavi

2=Busquetes

3=Alba

4=Arujo

5=Garcia

6=Kessia

7=Dembele

Intaan wa kuwii ugu xuma kulankii xalay.





Xavi wa inu  wax ka bartaa qaladkiiza xalay kooxdu Barejo gasho asa usabab aha inkasto kooxda Rayo ay nagu adkeeso kulan walbe.




Labels:

Saturday, 13 August 2022

Wax walbe oo ku saabsan kulanka Caawa??

 Barcelona waxa ay Rabtaa in ay si fiican ku bilaabato ololoheeda 2022-23 marka ay Camp Nou ku soo dhaweeyaan Rayo Vallecano  Cawa.



 Kooxda reer Catalan ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad ee kala sareynta xilli ciyaareedkii hore, iyagoo 13 dhibcood ka hooseeya kooxda heysata horyaalka ee Real Madrid.

Niyad jabkii xilli ciyaareedkii 2021-22 ayaa keentay in Barcelona ay ku guuldareysato inay ku guuleysato koobab, laakiin kooxda ayaa la filayaa inay u tartanto koobab waaweyn xilli ciyaareedkan, gaar ahaan marka loo eego ganacsigooda xagaaga ay ka sameeesay suuqa kala iibsiga, iyadoo dhowr saxiix oo ay yimaadeen inkastoo ay kooxdu dhibaato dhaqaale ka haysato.


 Andreas Christensen, Franck Kessie, Raphinha, Robert Lewandowski iyo Jules Kounde  ayaa dhamaantood u yimid si ay kooxda kor ugu qaadaan, iyada oo la fahamsan yahay in wali la ay doonayzo xiddiga Chelsea Marcos Alonso iyo  xidiga Manchester City Bernardo Silva  taas oo kooxda ka dhigi doonta kooox aan inaba caadi ehen.




Shaxda Macquulka ah


 Barcelona (4-3-3): Ter Stegen;  Dest, Araujo, Eric, Alba;  Gavi, Busquets, Pedri;  Dembélé, Lewandowski, Raphinha


Saadaashayda Barcelona ayaa ku badin doonta 3 iyo 1🤟

 


Labels: